Al-Shabaab oo War culus ka soo saartay weerarka caawa ka socda Hotelka SYL

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerar rag hubeysan ay caawa ku galeen hotelka SYL ee oo ku yaalla meel ku dhow xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho War kooban oo kooxdu soo saartay ayey ku sheegtay in dagaalyahano ka tirsan kooxdaas ay gudaha u galeen, kana dhex dagaalamayaan hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ay dagan … Continue reading Al-Shabaab oo War culus ka soo saartay weerarka caawa ka socda Hotelka SYL